Goa’aanka Tudhaale ee Shireaynaha Dalwanaaje waa BEDBAADO QARAN. Go’aanka Madaxwayne Muuse ee Golaha Wasiiraduna aniga xagayga waa FIDMO QARAN. Labada go’aanba waa isku taariikh oo maanta ayay soo wada baxeen. Waxan leeyahay Ilaahayow ka hore khayrkiisa na sii ka damena sharkiisa naga du. Aamiin”
Siyaasi Cali Guray
May be an image of 2 people and people sitting