Go’aanka laga filaayo Gudida Dhexdhexaadinta Xukumada Muuse Biixi & Xisbiyada Mucaaradka
 Gudida dhexdhexaadinta Xukumada Muuse Biixi & Xisbiyada Mucaaradka S/land Qodobada ay Bislaynayaan oo u qoondeysan inay Hordhigaan oo cunsiiyaan Labada Daraf oo loo soo dusiyey Ilo xogogaal ayaa tibaaxay sidatan:-
1-Saddexda Musharax madaxweyne UCID , KULMIYE, WADDANI oo u tartama doorashada madaxweynaha Nomebar 2023 Halkaas waxaa ku hoos jira “Muddo kordhin Hal sanno ah”
2-In Ururada galaan doorasaho toosa iyana oo isku maalin la dhacaysa ta madaxtoyadda 3 xisbi qarana ku soo baxaan
3-In sharcigan Baarlamaanka la mariyo arrimahan qeexaya oo laysu raaco