Gabiley maqaaxida Bunka, reer Gabiley waa isbede doon KULMIYE Gobolnimadii Gabiley halkii uu ugu yimi meel ka meeqaam liidata ayuu kaga tegayaa. waxa ku hadhay Xisbi xaakimka in Shaqaale ah. Gobolka Gabiley waxa ku nool qiyaas ahaan 100,000 waxa ka dhexeeya 1 Dugsi sare oo Dawli ah, 5 Xanaano, waxa cabba Biyaha 20% Biyo qadhaadh ah, Kastamka Kalabaydh waxa ka soo baxa maalintii 700 SLSH Milyan maxaa kaga soo noqda Gobolka ? Cusbitaalka Kalabaydh waa bilaa Adeeg toosh ayaa lagaga umilyaa Hooyada, waxa ka jirta Xorriyad la’aan xagga fekerka ah oo laysku ciqaabaa shaqo ka eryid !