Golaha Guurtida oo muddo-kordhin u sameeyay M/weyne Muuse Biixi Iyaguna korodhsaday by Qaran News | Oct 1, 2022 Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta muddo laba sano ah u kordhiyay muddo xileedka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.Ku darso iyaguna waxay korodhsadeen Mudo 5 sanadood ah Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 537