Golaha Wakiilada S/land oo ansixiyey 3-Xubnood oo ka mida Gudida Diiwangelinta Ururada Siyaasada oo ay hore u diideen

Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyay sadexdii xubnood ee ugu danbeeyay gudiga diwaan galinta ururada siyaasada.
Siciid Afweyne 50
Mukhtaar 52
Obsiiye 48.