Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ansixiyey laba Xeer oo saabsan Arrimaha Doorashooyinka by Qaran News | Sep 19, 2022 · Golaha wakiilada Somaliland ayaa ansixiyey laba xeer oo saabsan arimaha doorashooyinka . Labadan xeer ayaa kala ah 1. Xeerka Guud ee arimaha doorashooyinka 2. Xeerka doorashooyinka ee Xeer XL/. 14 Share on Social Media twitter facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 338