Golaha Wakiilada Somaliland Oo Qaatay Tallo Uu Samafale Coldoon Soo Jeediyay!

Akhriso Qoraalkan ay soo saareen Golaha Wakiiladu:-
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Gollaha Wakiilladda JSL ahna kusimaha Gudoomiyaha Md Siciid Mire Faarax (Giire) ayaa guddi gaar ah u magacaabay Wax ka bedel iyo kaabis lagu sameeyo Xeerarka kala ah
1) Xeerka ciqaabta guud
2) Xeerka madaniga ah
Xeerarkan oo muddo dheer Dalka jSL lagaga dhaqmayay ahaana xeerarkii 1960kii la abuuray markii labada dawladood ee Somaliland iyo Somalia isku biireen
Qoraalka gudiddan gaarka ah lagu magacaabayna waa kan ku lifaaqan.
1