Writen by Qaran News |

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro” oo muddo saddex bilood ku dhawaada Safar Shaqo ugu maqnaa Dalka debediisa Siiba Dalalka Yurub ayaa la filaayaa haddii Eebe idmo inuu Berri subax oo Arbaco ah abaaro 10:45 AM ka soo degi doono Madaarka Hargeisa,isagoo ka iman doona Dhanka Itoobiya “Adis-ababa”,kuna iman doona Diyaarada Ethiopian Airlines

.

Gudoomiye Cirro ayaa sida ila wareedyo xogogaal ahi u soo dusiyeen Warbaahinta Markuu dalka soo gaadho wuxuu ka hadli doono safarkiisa,Dalalku tegay,Madaxduu la kulmay & Arimo kale oo xasaasiya oo dalka ka taagan