Sawirka calaamada ku jira ee idiin muuqdaa Waa Cabdale Ibrahin Maxamed Waana xubin kamid ah gudida diiwaangelinsta furista ururada Somaliland
Cabdale wuxuu kasoo muuqday shir beeshiisu ku taageeraysay urur Siyaasadeed ka Horseed ee uu Hogaamiyo Cabdilahi darawal oo ay hayb ahaan kasoo wada jeedaan Gobolka Hawd iyo Koonfurta hargaysa
Sidee Loogu kalsoonaan karaa Xubintan Ay ahayd inay dhex ahaato hadase qabiilka uxusul duuban?
May be an image of 10 people and people standing