Writen by Qaran News |

Guddoomiyaha Gudiga Talo iyo Towfiiq ee beelaha Habar-yoonis Xasan Xuseen Faarax ,Guddoomiye ku xigeenka 3-aad ee Gudigaasi Jaamac Cabdi Maxamed (Ganaf-cade) ,Ibraahim Ismaaciil Yuusuf (Dhabuuke) ,Muj: Diiriye Axmed Cabdi (Diiriye-Bandoo) ,Axmed Gaaruf Cabdi ,Cabdi Cali Dhagoweyne ,Jaamac Cabdilaahi Baxnaan ,Mustafe Dheeg Axmed iyo Cabdi Cali Bile.

Dhamaan dadkaasi waxay halkan Tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan Qoyskii ,Qaraabadii iyo Qarankii uu ka geeriyooday Alle haw naxariistee Marxuum Ganacsade Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim oo saaka subaxnimadkii hore ku geeriyooday Cusbitaalka Magaaladda Hargeysa.

Waxaaney Marxuumka ilaahay uga baryayaan in uu Janadii Fardowsa ka waraabiyo ,Qoyskii iyo Umaddii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Aaaaaaaaaaaaamin Aaaaaaaaaaaamin Aaaaaaaaaaaaaamin.

 

 

 

Tacsi kale waxa diraaya

 

Tacsi Tiiraanyo Leh  Oo Ku Socota Qoyskii ,Qaraabadii iyo Qarankii Uu Ka Geeriyooday Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim.

Mahad Faarax C\laahi  ,C\salaan Maxamuud Ducaale (Ilkacase) ,Maxamed Ibraahim Xasan (Biritish), Cabdisataar Cabdilaahi Sabri  ,Bashiir Ibraahim Qayir  ,Kayse Axmed Digaale , Ibraahim Macaaneeye , Maxamed Yuusuf Baxnaan (Xiiray) ,Maxamuud Maxamed Suudi (Maxamuud-cade),Bashiir Suudi Xirsi ,Mursal Aw Cumar Cismaan (Sheikha) ,Ibraahim Muuse Qaasaali ,imaan Jaamac Xagar, C/kariin Ibraahim Axmed ,Dr.Iid Maxamuud Cali ,Dr. Maxamuud X. Cawil Khuurshe ,Xuseen C/laahi Xuseen  (Girgire) Maxamed C/laahi Nuur ,Axmed C/laahi Maxamed (Dhagocarmo) ,Barwaaqo Cismaan Faarax ,C/fataax Rashiid Maxamed (Arsinaal) Axmed Siciid Xasan ,Axmed Cali Jaamac ,Maxamed Cali (Cadho) ,Axmed Siciid X. Cabdi  ,Maxamuud Jaamac Aadan ,Cabdi Samad Yuusuf Kaahin  ,Maxamed (Dhigane) ,C/raxmaan Xasan Daa’uud ,Barre Faarax C/laahi  ,Jaamac C/laahi Kudhaace  , Khadar Cilmi Kaahin ,Maxamed Xasan Caynaashe ,Aniis Diiriye .

Dhamaan dadkaasi waxay halkan Tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan Qoyskii ,Qaraabadii iyo Qarankii uu ka geeriyooday Alle haw naxariistee Marxuum Ganacsade Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim oo saaka subaxnimadkii hore ku geeriyooday Cusbitaalka Magaaladda Hargeysa.

Waxaaney Marxuumka ilaahay uga baryayaan in uu Janadii Fardowsa ka waraabiyo ,Qoyskii iyo Umaddii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

 

 

 

Aaaaaaaaaaaaamin                     Aaaaaaaaaaaamin     Aaaaaaaaaaaamin.

 

 

 

 

Tacsi kale waxa diraaya.

 

 

TACSI
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Md. Xasan X. Maxamuud Warsame (Gadhweyne), xaasaskiisa &  carruurtiisa, Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, xaaskiisa & carruurtiisa, Cabdiwahaab Xaaji Cabdillaahi Diiriye (Gamgam), xaaskiisa &  carruurtiisa, Ibraahim Cabdi Yacquub, xaaskiisa &  carruurtiisa, Cabdirisaaq Maxamuud Cali, xaaskiisa & carruurtiisa, Cabdillaahi Ducaale Cajab, xaaskiisa &  carruurtiisa, Cabdillaahi Cabdi Axmed, xaaskiisa &  carruurtiisa, dhammaan madaxda iyo shaqaalaha Wershadda Korontada Berbera waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelka, qaraabada iyo guud ahaan bulshada Somaliland ee ka ka baxay marxuum Suldaan Maxamed Xasan Weyd oo ka mid ahaa madax-dhaqameedka waaweyn ee Gobolka Saaxil oo 16/06/2015 ku geeriyooday, laguna aasay magaalada  Hargeysa, waxaanay marxuumkaas Ilaahay uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo, inta uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin…. Aamiin…..