Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo ka hadlay Mawqifka Xisbigooda ee Muddo-kordhin loo sameeyo M/weyne Muuse Biixi

Mawqifka Xisbiga WADDANI waxa weeye in aanan ogolayn 13-ka November wixii ka dambeeya muddo kordhin aan la isku waafaqsanayn oo aan laga heshiin, sharcina aanay noqonayn..”
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan