Writen by Qaran News |

Gudoomiye Cirro oo ku Booqday Gurigiisa Ex-xidlhibaan Nacnac oo…
Waxa aan maanta Hoygiisa ku booqannay Xildhibaan hore Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ahaa Xildhibaannadii ugu samafalka badnaa ee Jamhuuriyadda Somaliland soo mara isla markaana ku suntan daljacayl iyo waddaniyad. Xildhibaanka Ilaahay waxa aan uga baryaynaa cimri dherer iyo caafimaad taam ah.
“Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro