Writen by Qaran News |

tacsi
Gudoomiyaha golaha wakiilada isla markaasina ah gudoomiyaha xisbiga Waddani mudane C/raxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro), ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii,qaraabadii,eheladii iyo dhamaan shicibka reer Somaliland ee uu ka baxay marxuum Duuliye Cabdilaahi Siciid Caraale.

Ilahay waxa aan uga baryayaa in uu marxuumka uu naxariistii janao ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.

Aamiin