Mawqifka xisbiga Waddani waa qaranimo iyo in dalka col kasta oo dibada kaga soo duulay laga difaaco, wixii kasta ee gudaheena ah iyo dhiiga sokeeye ee daadanayana dariiq nabadeed loo maro “.
Axmed Xaaji Cabdilaahi Xamarje
Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Waddani
May be an image of 1 person and standing