Gudoomiye-xigeenka xisbiga Waddani oo la horkeenay Maxkamad

Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Waddani, Axmed Cumar Xamarji ayaa maanta la horkeenay Maxkamadda gobolka Maroodijeex.
Xamarji ayaa waxa uu Maxkamada ka hor sheegay in aanu ogayn sababta loo xidhay.
Gudoomiye Xamarji ayaa la xidhay maalintii khamiista ee mudaharaadka ay mucaaridku qabteen.