Haldoorkee baad is-leedahay wuu ku haboon yahay in lagu Maamuso Shirgudoonka Golaha Guurtida S/land ee soo socda

 

 

 

Ali Fayr Xuseen Waa Khabiir-Dhaqan oo 25-kii sanadood ee ugu danbeeyay ku fooganaa Hawlaha Nabadeynta,Dibu-heshiisinta & isu-soo-jiid jiidka Beelaha Gudaha & Deriskaba oo mararka Qaar xiisado & isku-dhacyo koobani ka dhex Aloosmaan,Ku darsoo waxaa taa garab socda ka Ergeynta Hawlaha Dhaqanka & Shirarka siyaasadeed  ee lagu Furdaaminayo ama lagu baadigoobayo Xal Qadiyad Murugtay.

Waxaa Oday Cali Fayr Intaas u dheer isagoo saaxiib dhow la ah Madax-dhaqameedka & Haldoorka Somaliland ee ku suntan Xalinta khilaafyada & Hawlaha Nabadeynta Dalka Gudihiisa & Deriskaba,Wuxuuna Ergo & Safaro Nabadeyna ku tegay  Gobolada Dalku ka kooban yahay Badidood & Deriskaba.

 

Filo Dhawaan Xoggo intaas ka badan