Halkee ku baxda Lacagta Miisaaniyadda ku jirtaa ?

Koobka Horyaalka Horyaalada Somaliland, waxa laga qaadaa Kooxaha Ciyaaraya $117, Koox kasta iyadaa isku qabta Nooliga, Hurdada, Cuntada, Dirayska, Alaamiitada iyo baahi kasta oo Kooxuhu leeyihiin, Ciyaartoyga dhaawac soo gaadho ama jaba Kooxdiisa iyo Qoyskiisa la tacaala, Miisaaniyadda 2022 waxa ku jiray Mashruuca Ciyaaraha $35,294 Muxuu ku baxaa Kharashkaasi ? Koobka ma Kooxa qabsaday oo Kharashka iska bixiya mise Xukuumadda bixisa ? maxaa loogu faanayaa Horyaalka aan hal Koox laga bixin Hotel, Cunto, Dirays, Nool iyo baahi kale ee aan Xukuumad, Xidhiidh iyo Wasaaradi wax ku lahayn !
May be an image of 9 people and people standing