Writen by Qaran News |

Hambalyo Meher

 

Bahda Qarannews Waxay Tahniyad & Hambalyo Meher qaali ah U Dirayaan Lamaanaha Iscalmaday ee Nolosha ku Midoobay waa  Mohamed Ali Ibrahim “ Baqaadi “ iyo Bilan M. Jama Jengali oo Meherkoodu ka dhacay Shalay Caasimada Minneapolis ee Gobolka Minnesota-USA

Waxaanu leenahay Baara-kallaahu laka,Wa-baaraka calayka wa jamaca baynakumaa fi khayrin 

Waxaanu mar labaad  ugu ducaynaynaa Allena uga baryaynaa inay Guul ka gaadhaan Hadafkooda Nololeed,Kuwii ku noolaada farxad,Guul iyo Barwaaqo Ubad kheyr-qabana kala hela

Amiin