Writen by Qaran News |

 

Hargeisa:Shil ka dhacay Agagaarka Ambassador Hotel+Khasaaraha 

Laba arday oo la socday gaadhi Bas ah ayaa ku dhaawacmay shil gaadhi oo goor-dhawayd ka dhacay waddada ka timaada Madaarka Hargaysa iyo inta u dhexaysa Hotel Ambassador,
Labbada gaadhi ee isku dhacay ayaa kala ah Gaadhi nooca raaxada ah iyo Baska siday ardayda.