Hargeisa:Suldaan Goor-dhaweyd Jeelka loo taxaabay
Degdeg: “Suldaan Ibraahim Suldaan Sulub ayaa goor dhawayd lagu xidhay Hargeisa, Salaadiinta u taagan badbaadinta Somaliland ayuu ka mid yahay.
Wali ma cada sababta xadhiga suldaanka.”
Xigasho:Xoghayaha gacansiga Xisbiga waddani xamse khayre.
