Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka qayb galay ‘ Munaasibad ay ku dardargalinayaan Garabka haweenka ee ardaaga baho-deeqsi cududood taageero ee xisbiga waddani Una Muujinayeen Sida Diyaarka U Yihiin Inay Murashaxa Iyo Xisbigaba Dhisaan Una Codeeyaan
Murashaxa Madaxweyne Cirro Waxa Munaasibada Ku Wehelinaayey Xubno Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Ugu Saraysa