Haweenay hadhuudhlaha ku dartay Cabdikariim Xinif

 
Xinifow faysal iyo ciro waa laba oday oo rer sheikh isixaaqa waa hogaamiyayaal bulsho oo xisbiyo qaran iyo bulsho hogaan u ah. Ma gayaan sidaad ula hadlayso waxay ka midyihiin haldoorkeena.
Haldoorkeena in sidaa birma gaydada ah loola hadlaa waa xaaran iyo dibjir nimo.
Awoow yaashay h.j waa niman tilkood iyo burco ba jecel lkn waxaa qaameeya nin liita oo sida dumarka qaar faraha taagtaagaaya. Oo colaada iyo nabada midna wax ka tari karin. “
Gudoomiye Rooda Cabdi Muuse