Haweenay iska casishey Xilkay u haysay Xukumada Muuse Biixi by Qaran News | Aug 15, 2022 Iscasilaad…! Anig oo ah wakiilka Somaliland ee dalka Finland Samia Muse waxaan Iska casilay maanta oo ay bisho tahay 15 August 2022 xilkii wakiilka Somaliland ee dalka Finland ee aan u hayay xukuumadda Somaliland. Samia Muse Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 666