Reer Somaliland ha maqlaan, Ha’yadda Shaqaalaha Dawladdu waa Ha’yad Dastuuriya waxa ay haysaa Shaqaale ka dhexeeya Qaranka oo aan cid gaara ah looga faa’ideyn karin, waxa socdaa boob caddaan ah, Shaqaale isku bedel & Shaqaalysiin cusub, waxa la qorayaa Shaqada dadka u Ololeeyaa KULMIYE, Ha’yaddu ma aha Xarun Xisbi waa Xarun Caddaaladeed oo ka dhexaysa Somaliland, Kumanaan Shaqaale Sharci darro ah ayaa la qoray, Warqa
dani waa Shaqaale isku bedelashada socota !
Maxamed Sidiiq Dhame