Hays Xiijin Cimradu Kaa Saari Maysee”…Siyaasi Jamaal Cali Xuseen

Beribaa laba nin oo mashaqo dhex martay ay cimraddii isku arkeen. Midbaa la dhacay oo dulmi loo geystay. Haddaba kii la dhacay oo yaaban dhinacna ka dhoolacadaynaya ayaa kii dhacay ku yidhi; ” Waar Maxaad cimradda ka soo doontay sowtii aynu is ogeyn khiyaamadaadii, wacad furkii, beentii iyo munaafaqaddii iyo dhacii aad ii geysatay” kii waxan geystay wixiisu waaba shidanaaba shidan Oo Wuxuu ku jawaabay; ” soow waxaan cimradaba u imid maaha inaan iska maydho danbigii aan kaa galay.” Kolkaasaa kii danbiga laga galay intuu qoslay ku yidhi; ” Waar sowdiga khamiisyadda gashadda Waxaan is lahaa diinta ayuu garanayaaye, waxaad shakhsi ka gashid isagu uun baa kaa saamixi kara ee waxba hays xiijin Cimraddu kaa saari maysee.”
Jamaal Cali Xuseen
May be an image of 5 people, people standing and outdoors