Dowladda Talyaaniga ayaa Iskaashi iyo Maalgashi ka samaynaysa dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya gaar ahaan dhinacyada Kaabayaasha Dhaqaalaha, sida lagu sheegey war ka soo baxay kulan saddex-geesood ah oo AddisAbaba ku dhexmaray Raysal Wasaaraha Talyaaniga, Giorgia Meloni, Raysal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed & Madaxweynaha JFS, Xasan Shiikh.