Heshiisyo ay Wadagaleen Itoobiya & Somaliland

 

 Somaliland iyo Ethiopia ayaa ku heshiiyay in qiimaha Qaadka iyo khudaarta oo dhawaan Ethiopia cashuurta ku kordhisay marka ay Somaliland u soo gudbayaan lagu celiyo halkoodii hore.
Guddi farsamo ayaa loo magacabay arrintaasi si aanay mar dambe u dhicin.
Arrintan ayaa ka dambaysay kadib markii dhawaan Ganacsatada Qaadka Somaliland ku dhawaaqeen in ay joojinayaan Qaadka Ethiopia.