Writen by Qaran News |

Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee Ucid & Waddani ayaa kulan Nairobi kula yeeshay Waddamada iyo Hay’addaha Somaliland ka taageera arrimaha Doorashooyinka.

Sida xogguhu tibaxayaan Kulankan dhexmaraya Labada Dhinaca ayaa laga wadahadlay Arrimo ku taxaluuqa  Qabsoomida Doorashada madaxtooyada ee dabayaaqada sannadka soo socda la filaayo.