In golaha wakiilada qof dibada ka maamulo qofkaasi bay sharaf u tahay laakiin golaha waa ku ceeb bay ku tahay.

Inaad sharaf qof kale u samayso adna sharaf xumo ku shaqayso qofka kala doortay bay u taallaa