Ina Cali Koore ma SNM buu ahaa? Waa maya Sarkaal Faqasha buu….Siyaasi Cismaan Cumar Dool
Siyaasi Cismaan Cumar Dool “Ina Cali Koore ma SNM buu ahaa? Waa maya Sarkaal Faqasha ayuu ahaa
Waxaan ku leeyahay badheedh oo naxligaaga u badheedh,
Saleebaan Cali Koore adiga waxaan ku idhi sidaad jeceshay ayay tagaysaa ku bushaarayso? Keliya intaas ayaan ku leeyahay..”