Doorashadii hore waxa soo dhaweeyay Muuse Biixi reer Burco oo isu dhan maantana dadkii masaakiinta ahaa iyo barakacayaashii oo dhowr jeer oo hore balamo been ah loo qaaday maantana lagu soo kiciyay wax ayaa.la.idiin sidaa oo been noqotay
Muraaro dilaac waynaa Muusna qalbi adagaa, dadku gobol kasta waa in ay isbadalka Waddani iyo Dr Cirro u codeeyaan si looga gudbo caqabadaha ay xukuumadda Muuse dalka galisay
Somaliland guul