Ciidamadda Booliska ee Gobolka Canfarta Ethiopia ayaa shaaca ka qaaday in ay qabteen gaadhi nooca xamuulka qaada ah oo gargaar u siday Gobolka Tigray, kaas oo lagu sii dhex qariyay lacag gaadhaysa ilaa 8 Milyan oo bir oo sharci darro ah.
Gaadhigan ayaa ka talaabayay xadka ay wadaagaan Canfarta iyo Tigreega dalkaasi.