Writen by Qaran News |

tacs
Jaaliyadaha Beesha Adan Madoobe Ee Qaarada Europe,North America,Australiya Iyo Newzealand waxay tacsi u dirayaan qoyskii,qaraabadii,ehelkii uu ka geeriyooday Marxuum Chief Caaqil Ibrahim Xaaji Maxamed Warsame(Shaybe)oo xalay ku geeriyoodey magaalada Burco Gobolka Togdheer.

Waxaa si gaara jaaliyadaha Adan Madoobe tacsi ugu dirayaan Ilma Ibrahim Shaybe,ilma Cabdi Shaybe iyo Xaaskii uu marxuumku ka geeriyoodey waxaanay ilaahay uga baryayaan inuu samir iyo iiman ka Siiyo Marxuumkana Janadii Fardoosa ka waraabiyo Amiiiiiiiiiin.

Waxaa si gaara tacsidan u diraya Ehelada Marxuumka ee hoos ku qoran:-

1-General Maxamed Nuur Xirsi

2-Dr Ahmed Maxamed Xirsi

3-Axmed Cawad Ismaciil

4-Dayib Xuseen Axmed(Odey)

5-Cali Maxamuud Jaamac

6-Axmed Cali Kildhi

7-saleban Ibrahim Caabi.

8-Yusuf Abdilahi Janale

Waxay kale oo Jaaliyaduhu tacsi u dirayaan Dhamaan Beesha Adan Madoobe iyo shacabka reer somaliland ee uu ka Geeriyoodey Marxuum Cheif Caaqil Ibrahim Shaybe.allah yarxamu-Amiiiin.

Inaalilaah Wa Inaa Ileyhi Raajucuun.

Yusuf Abdilahi Janale

Oslo Norway.

=

 

 

Tacsi kale waxa diraaya

 

Inaa lilaahi waa inaa illahi Rajicuun. waxaan Tacsi u Gudbinayna Qoyska Reer Shaybe iyo
dhamaan Tolweynaha Geeridii Naxdinta lahayd ee ku Timi Cheif Caaqil Ibrahim Shaybe.
Marxumkana ilaahay waxaan uga Baryaynaa in uu u Danbi dhaafo kana thawabiyo Janadiisa.

Qoyskii dhamaan Reer shaybe iyo Qarabadii Marxumka waxaan ilaahay uga Baryayna in uu ka
siiyo Samir iyo Iimaan.Aamiin Aamiin.

1-Mahamiud Mohamed Hagi Duale     Canada
2-Ahmed Mohamed Duale                      Nairobi.
3-Elmi Yusuf Duale                                   Riyaad.
4-Abdillahi Mohamed Duale                   Etiopia(Wasiirkii hore ee Arimaha Debeda)
5- Suldaan Said Yusuf Duale                    Hargeysa.
6-Amiir Muse Mohamed Duale              Birminham.
7-Yasiin Mohamed Duale                         London.
8-Ahmed Yusuf Duale.                               Hargeysa.

iyo Dhamaan Gudo iyo Debedba Qoyska Reer Hagi Duale Ahmed Yare .

=