Waxa aan booqasho balaadhan dhawaan ku tagay Somaliland oo ah gobol ka mid ah Somalia.

Halkaasi oo aniga iyo kooxdaydiiba aanu soo qiimaynay awooda dekada Berbera sidii mustaqbalka aanu u soo gaadhsiin lahayn caawimada bini Adanimo.

Qoraalkani oo ay sarkaaladaasi soo dhigtay barteeda tweeter-ka waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan