Writen by Qaran News |

Jidadka ku yaala Gudaha Magaalada Jigjiga oo la xidhay Saaka+Sababta

Guud ahaan caasimada jigjiga saaka waxaa la xidhay jidkasta oo ku yaala gudaha magaalada waddo kastana waxaa taagan askar.
Sababta loo xidhay wadooyinka ayaa lagu sheegay in musharriinta xisbiga Barwaaqo ee maamulka magaalada jigjiga ay samayanyaan ololahooda doorashada taasna loo xidhay jidkasta.