Kalfadhigii golaha Wakiilada Somaliland ayaa saaka u furmi waayay Kooram la’aan, ka dib markii ay soo xaadiri waayeen tirada xildhibaanada ee uu ku furmo kalfadhigu.
Golaha wakiilada ayaa u balansanaa Xeerka Macdanta oo golaha guurtida kasoo noqday.