Khudbadii Xinif & Aragtida Caraale 

 
Khudbadii dahabiga ahayd ee Xinif waxay ahayd mid xinka iyo xusuusta xaawaley leh, xigmad Muuse u leh, xaraggo reer Barina ka araddan.
Waxaa aniga gaar ii soo jiitay khudbada markuu marinaayey
” berigii Madaxtooyada la qarxiyey, Siraanyo oo gudomiyaha [Kulmiye] ahaa, Muuse Bixii oo ku xigay iyo Mohamed Kaahin waxay markiiba u tageen Madaxweyna oo ay u tacsiyadeeyeen. Ku may qoslin iyo kan iyo keer! – Talow ma basiibada qaran ku dhacday b buu u qaatay Riyaale oo kufay?
Waa ba wadda taydha halaga daayo.
Xinif dhaqan reer Bari ma laha!!