Komishanka Doorashooyinka oo shaaciyay Jidwalka Doorashooyinka
Hargeysa(Qaran news)-Komishanka doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray jidwalka doorashooyinka madaxtooyada iyo ta ururrada siyaasadda.
Sidaasna waxa shaaciyay komishanka doorashooyinka oo soo saaray warmurtiyeed u wornaa sidan:-