Writen by Qaran News |

Lix xubnood oo ka mid ah Komishanka Cusub ee Somaliland ee muranka adagi ka aloosan yahay ayaa doortay Gudoomiye & Gudoomiye-xigeen.

Waxay Gudoomiye u doorteen Cabdirashiid Riyo-raac oo ah Shaqsiga Ismaandhaafka iyo muranka adag ee ka dhex oogan xisbiyada & Xukumada Xudunta u ah,Halka Gudoomiye xigeena loo doortay Mustafe max’ed Daahir oo isaga laftiisana la sheegay inaanu buuxin shuruudaha  lagu fuudhiyo Xubinta noqon karta Komishan Qaran

Waa Kuma Cabdirashiid Riyo-raac Halkan  ka daawo:-