





Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda & Horumarinta Dhaqaalaha JSL ๐๐. ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐ฅ๐๐๐๐๐๐ง ayaa maanta soo xidhay kulan-hawleed sadex cisho qaatay oo ay isugu yimaadeen dhamaan daneeyayaasha Mashuuraca Horumarinta Khayraadka Dawladda Ee ๐๐๐๐.
Waxa intii uu socday kulan-hawleedku si weyn loogu lafo-guray wixii u qabsoomay mashruuca intii uu soo socday meelaha u baahan in wax laga badelo ee dib-u-eegista u baahan, caqabaddihii ka hor yimid iyo kuwa ka hor iman kara ee u baahan in laga sii gaashaanto, iyo dejinta qorshe-hawleedka lagu shaqaynayo labada sano ee soo socda hadii Rabi qadaro.
Waxa kulanka goob-joog ka ahaa Masuuliyiinta Hayโaddaha Mashruuca qaybta ka ah, gudiyada farsamo ee daneeyayaasha, masuuliyiin ka socday Bangiga Aduunka iyo hawl-wadeenada Mashruuca PIUs {๐๐ซ๐จ๐ฃ๐๐๐ญ ๐๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ข๐ญ๐ฌ}.
Mashruucan Bangiga Aduunku maalgaliyo ee SERP {๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐๐ง๐ก๐๐ง๐๐ข๐ง๐ ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐จ๐ฎ๐ซ๐๐๐ฌ} waxa uu la xidhiidhaa dhinacyada Horumarinta Khayraadka Dawladda, waxaana qayb ka ah; Wasaaradda Maaliyadda, Hayโaddaha Shaqaalaha iyo Maamul-wanaaga, Hanti-dhawraha Guud, Gudi-hoosaadka Wakiilada ee Dabogalka Hantida Dawladda (PAC), Bangiga-dhexe ee JSL, Hadaneeyayaalyโadda Qandaraasyada Qaranka iyo





