Writen by Qaran News |

muusexasansheekh

Sawirkani waa Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh iyo gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo kulan qarsoodi ah dhawaan ku yeeshay dalka Jabuuti, kulankaasi oo lacag xad dhaaf ah loogu saxeexaayay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo sheegay in uu qasnadahii ka xidhay madaxweyne Siilaanyo, waxna kulankaasi soo qabn qaabiyay Raysal Wasaare ku xigeenka Somaliya oo ay ilmaadeer yihiin Muuse Biixi isla markaasna ay kuwada jiraan sidii loo kala diri lahaa Somaliland ee colaad sokeeye mar kale loo abuuri lahaa si ay dadku u kala yaacaan oo gumaysigii Somaliya mar kale dib dalka ugu soo laabto, arintaasi oo aan marnaba laga yeeli doonin.

Posed by Xuseen Saalax Faahiye
Jabuuti