Kulan xasaasi ah oo Hargeysa ku dhex maray Guddida Beesha Ciidagale “Sahan Barwaaqo” & Musharax C/raxmaan Cirro

Kulan xasaasi ah ayaa galabta waxaa uu Hargeysa ku dhex maray Guddida Beesha Ciidagale ee SAHAN Barwaaqo Iyo Musharax Cirro
Kulankan waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Guddida SAHAN Barwaaqo , xubno gudidaas ka mid ah iyo masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddani