Boqorka Sucuudiga oo qaabilay Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden

Boqorka dalka Sucuudiga Boqor Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa qaabilay Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden oo safar ku jooga dalkaasi Sucuudiga.
Warbaahinta dawlada Sucuudigu ayaa sheegtay in kulankaasi lagaga hadlay xoojinta xidhiidhka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labadaasi dal.