Kulankii Qasriga Madaxtooyada ee M/weyne Muuse Biixi & Hogaanka Xisbiyada Mucaaradka

Wejigii labaad ee wada-hadallada Xukuumadda iyo Mucaaradka Somaliland ayaa maanta qabsoomay, waxana loo ballamay inay halkaa kasii socdaan, wejiga saddexaadna maalinta berri la isugu soo noqdo Sidan madaxtooyada Somaliland ayaa sheegtay.