Kulmiye weligii Daahir Rayaale lamu xusin munaasibad 18-may ah

 

Murashaxa Xisbiga Waddani inti uu Xilka hayay Madaxweynihii hore Axmed Siilaanyo oo Kulmiye ka soo baxay, wuxuu kala qaybgalay badi Xuskii loo samayn jiray 18-ka May. Kulmiye ha danbe ee Madaxweyne Muuse Biixi hoggqamiya way ogayeen, lakiin bal amarka Illaahay si ummadda naxli loogu kala beero, si loogu qaybiyo shacabkii midka aha qaar Somaliland laga tijaabiyo iyo qaar wax ka tijaabiya oo ka xigsada waxay meel kasta isla tageen Cirro 18-may-da kama qaybgalo.
Hadda waa Masuulka Guddoomiyihii sharci dajinta intaas oo sannno aha. Kulmiye waligii Daahir Rayaale lamu xusin munaasibad 18-may ah. Hadda garo ayaad Qur’aana maha xusbka 18-may, inta badan heeso iyo laqwi mahadnaqa Eebe ka mudnaa ayaaba lagu wayneeya. Sidoo kale 18-may maha minqiyaas Dadku kala xigaan oo kii xuskaas xaadir yidhaahdanq Somaliland-ta ka xigo kaan aflabadii daan qaylin habeenkaas amma Waddan kale iyo safarba ku sugnaa xuska, sidoo kale ummadda Somaliland doodbaba ka dhextaagan maalinta Qaran ee lagu midaysan yahay ma 26-june ba mise waa 18-may, markay Somaliland dhalatay iyo markay xorriyada la soo noqotay kala ah. Maadaama Dadka Somaliland ku midaysan qaarkood ay maanta Somaliland yihiin 1960- 26-june ahaayeen lakiin aanay halgankii xorriyada lagu soo celiyay iyagu aanay qayb uga ahayn.
Maha wax cusub hafarka iyo in Somaliland-ta la kala sheegto, waa naxli hore in aan Alle ka baqayn ugu macaashtay. Somaliland lagu aaminimaayo, waa Soomaaliwayn, hebelkaasi uma soo halgamin, waxba Waddanka kumalahw”. Waaa weedha naxli abuurka aan mustaqbalka waxa ka dhalandoona eegayn ku macaashay isagoo dantiisa maanta uun ka eegaya.
Tusan.
May be an image of 12 people and people standing