Labadda kornayl marka ay Doorasho timaado ayay dadka dega Awaare ilaa laas-Qoray yidhaahdaan waa Somaliweyn….Siyaasi Cabdrixamaan Aw-Xoog
“Labadda kornayl marka ay Doorasho timaado ayay dadka dega awaare ilaa laasgoray yidhaahdaan waa Somali Wayn, horena reer Awdal iyo Reer laascaanood ayay ulahaayeen calanka Soomaaliya ayay hoosta kala soo baxaan, bal waayahee markaa yaa ah Somaliland, ma 20% soo hadhay.
waxaanu leenahay doorashadda qabta dadku doorasho ayuu rabaaye” Xildhibaan Hore Cabdiraxmaan Xoog