Liiska Dalalka Afrika ee aan lahayn Bad & Dekedo “Land-locked countries”

Tirada Dalalka Qaarada Afrika oo dhan 55 Dal ayaa 16 ka mid ahi tahay Dalal aan lahayn Bad & Dekedo “Landlocked”,Halkan hoose ka akhri Dalalka ay yihiin

Botswana, Burkina Faso, Burundi, Central African Republic, Chad, Ethiopia, Lesotho, Malawi, Mali, Niger, Rwanda, South Sudan, Swaziland, Uganda, Zambia, and Zimbabwe.