Liiska Masuuliyiinta & Kaadiriinta Xisbiyada Mucaaradka ucid & Waddani ee ilaa hadda Xadhigooda la xaqiijiyey.

1. Wasiir Cabdillaahi Cukuse.
2. Xoghaye Mohamed Farah.
3. Xoghaye Cawil Galaydh
4. Guddoomiye Mawliid Qaro
5. Xoghaye Yuusuf Keyse
6. Sarkaal Sare Mohamed Bogi
7. Sarkaal Sare Cabdi Six
8. Xildhibaan Saleebaan Food
9. Iyo Shacab tiro badan.