Saamiga Mansabyada sare JSL, liiskani waa 177 Xil Mansabyada Beesha dhexe ay haysaa waa 133, Beelaa kale ee Reer Somaliland waxay hayaan 44 Mansab, Dastuurka Somaliland wuxuu ilaaliyaa Sinnaanta Muwwadiniinta, Somalilnad waxay u baahantahay Sinnaan iyo Caddaalad !
ARAG advanced research and analysis group. July- 2022