Writen by Qaran News |

Liiska Wasiirada Xukumada Kornayl Muuse Biixi ee Maanta oo sabtiya la ansixiyey

Wasiirka Beeraha Axmed Muumin Seed

Wasiirka Boostada & Isgaadhsinta Dr. Cabdiwali Sheikh Cabdillahi Jibril

Wasiirka Hawlaha Guud Cabdirashid Xaaji Ducaale

Wasiirka Arimaha Bulshada Hinda Jaamac

Wasiirka Diinta & Awqaafta Sheikh Khalil Axmed

Wasiirka Biyaha Saleeban Yusuf Cali Koore

Wasiirka Caafimadka Dr. Xasan Ismacil Yusuf

Wasiirka Xananada Xoolaha & Kaluumeysiga Xasan Gaafadhi

Wasiirka Horumarinta Maaliyada Yusuf Maxamed Cabdi Raage

Wasiirka Waxbarashada Yaasin Xaaji Maxmuud Xiir “Faratoon”

Wasiir ku-xigeenka wasaarada warfaafinta Maxamed Muuse Abees

Wasiir ku-xigeenka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga Yurub Abiib